Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo lagu soo xiray kulan ku saabsan luuqadaha By star - June 9, 2022 0 464 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa lagu soo gabagabeeyay shir 10 cisho socday oo looga hadlayay sida xuruufta luuqadaha Afrika qaar ka mid ah loogu qori lahaa afka Carabiga. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Bootaan-Mombasa.mp3