DHAGEYSO:Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo shirkadaha lacagaha amarro duldhigay

0
525

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay inay Waajib tahay in shirkad walbo oo isticmaasha adeega lacagaha moobilka ay qaadato ruqsadda shaqada,si loo hubiyo adeegyada ay bixiyaan.
Waxaa u sheegay inay uga gooleeyihiin in sidii waxkasta oo Qatar ah looga Hortagi lahaa.

Waxaa u sidoo kale sharaxaad ka bixiyay faa’iidooyinka ay dadka Soomaaliyeed ka dhaxlayaan talaabada shirkadaha Lacagta Moobeelada ku shaqeeya.

Mr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa ayaa shirkadaha kale ee aan wali dalban Xeernidaamiyahaan wuxuu ugu baaqay inay si deg deg ah u soo dalbadaan