Waaxda tareenada oo billowday safar habeenkii oo u dhexeeya Nairobi iyo Kisumu

0
362

Waaxda tareennada dalka ayaa billowday safar xilliga habeenkii ah oo isku xiraya ismaamullada Nairobi iyo Kisumu.
Waxay meesha ka saartay adeegii tareennada ee maalinkii.
Arrintan ayaa dhaqangalaysa laga billaabo Jimcada.
Isbeddelka cusub ayaa waxaa shaaciyay agaasimaha guud ee waaxda tareennada dalka Philip Mainga oo u aaneeyay codsi ka yimid dadweynaha.