DHAGEYSO:Qoys duruufo nololeed ku wajahaya IFO oo bulshada taageero weydiistay

0
712

Qoys soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xerada qaxootiga ee IFO ayna haysato xaalad adag oo biniaadanimo ayaa codsaday in la caawiyo.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa dhameystiraya.

Haddaba si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0710213015