Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharrax madaxweyne William Ruto oo shalay galab ololihiisa siyaasadeed geeyay magaalada Madogaashe ee deegaan baarlamaneedka Lagdera, ismaamulka Garissa ayaa ballanqaaday in haddii hoggaanka dalka uu ku guulaysto 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan , uu 100-ka cishe ee ugu horreeya maamulkiisa wax ka qaban doono dhibaatooyin dhanka biyaha iyo deegaamaynta ah oo ka jira Lagdera.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo ballanqaaday xallinta dhibaatooyinka biyaha ee Madogashe