DHAGEYSO:Ganacsatadii uu saameeyay dabkii suuqa Banaadir oo la caawiyay

0
478

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed oo dhan 100,000 oo doolar ugu deeqday dadkii ku hanti belay dabkii ka kacay suuqa isgooyska Banaadir ee dalka Soomaaliya.
Ganacsatada la gaarsiiyay deeqdan lacageed ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.

Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Hormuud Salaam Foundation Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi ayaa sheegay in lacagtan ay ka mid tahay qorshaha ka falcelinta xaaladaha degdegga ah.