Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dalka IEBC Wafula Chebukati ayaa sheegay in waaxda dacwad oogidda dalka ay tallaabo sharciyeed ka qaadi doonto Muthiora Kariara oo ahaa musharrax madaxweyne balse aan la ansaxin oo dab qabadsiiyay kaarkiisa codeynta.
Chebukati ayaa sheegay in shakhsigan uu ku kacay fal liddi ku ah xeerarka doorashooyinka dalka oo lagula xisaabtami karo.
Home Wararka Kenya Kenya:Musharrax madaxweyne oo aan la ansaxin oo dab qabadsiiyay kaarkiisa codeynta