Senetarka Murang’a oo laga hor istaagay inuu u tartamo xilka guddoomiyaha ismaamulkaasi

0
459

Senetarka dowlad deegaanka Murang’a Irungu Kang’ata ayaa guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC u diiday in uu u tartamo xilka barasaabnimo ee ismamaulkasi ka dib markii guddiga IEBC uu go’aamiyay in ku xigeenkiisa Winnie Mwangi ay ku guuldaraystay in ay xilka iska casisho muddadii sharciga ahayd ee loo qabtay.
Sharciga ayaa dhigayaa in musharraxa doonaya jago uu muddo lix bil ka hor doorashada iska casilo xilka uu hayo.