Barasaabka ismaamulka Kisumu ,Prof. Anyang’ Nyong’o ayaa xaqiijiyay in si rasmi ah loo shaqaaleysiiyay macallimiin dhan 665 oo qaab qandaraas ah ku howlgalayay.
Barayaashan ayaa wax ka dhiga dugsiyada hoose ee dowlad deegaankaasi.
Guddoomiyaha ayaa xusay in macallimiinta la siiyay warqado caddeynaya inay ka mid yihiin shaqaalaha joogtada ah ee Kisumu.
Sidoo kale waxaa uu tilmaamay inay dhaqangelinayaan mashaariic dhanka tacliinta ah si dhammaan ardayda halkaasi ku nool ay fursad siman ugu helaan waxbarashada.
Home Wararka Kenya Dowladda ismaamulka Kisumu oo howlgelisay macallimiin qaab qandaraas ah ku shaqeynayay