DHAGEYSO:Isbitaalka Aga Khan oo xarun cusub ka furtay Islii

0
519

Waxaa maanta xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi looga hirgeliyay xarun cusub oo uu furay maamulka isbitaalka Aga Khan.
Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Kamukunji Yuusuf Xasan Cabdi oo madashan lagu marti qaaday ayaa sheegay in furitaanka qaybta cusub ee Aga Khan ay caddeyn u tahay horumarka xaafadda ka jiro ee dhinacyada badan ah.