Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Muuse Biixi oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 31 sano guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland sheegtay inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa ugu baaqay Soomaaliya in ay ixtiraamto qaddiyada madax-bannaanida Somaliland.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Somaliland oo uu hambalyeey madaxweynaha Dooran ee Somaaliya