DHAGEYSO:Afhayeenka ciidanka booliska soomaaliyeed oo bulshada ka codsaday in carrurta lumay la geeyo saldhigyada

0
476

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifataax Aadan Xasan ayaa ku wargaliyay shacabka Soomaaliyeed in carruurta lumay iyo kuwa ambadka ah la geeyo saldhigyada Booliska.
Waxuu ka warbixiyaay carrur eheladooda ka soo lumay oo taliiska booliska Soomaaliyeed ay dib ugu celiyeen kadib markii la keenay saldhigyada cidamada ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in carrurta la keeno saldhigyada iyaago amaad ah la siiyo xananeeyn iyo daryeel wanagsan inta ehelkooda laga helayo.