DHAGEYSO:Bungoma oo lagu xiray 4 qof oo loo haysto xatooyada lo’da

0
610

Ciidamada booliska ee ismaamulka Bungoma ayaa gacanta ku dhigay afar eedeysanayaal oo lagu tuhmayo dhaca loo gaysto xoolaha .
Saraakiisha ayaa dadweynaha uga digay in ay falkan ku lug lahadaan.
Taliyaha saldhigga booliska ee Kimilili ayaa digniintan soo saaray

Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo qaar ka mid ah shacabka  Bungoma ay horay  cabasho uga muujiyeen in xoolahooda  qaab  xatooyo ah looga dhacay.