DHAGEYSO:Arday u dhashay dalka Somalia oo kaalinta koowaad ka galay tartan qur’aan oo lagu qabtay Mombasa

0
574

Abdulwahab qasim ahmed oo u dhashay dalka somalia ayaa kaalinta koowaad ka galay tartanka quraanka kariimka ee bisha ramadan kaas oo lagu qabtay ismaamulka mombasa .
Mohamed Cabdi Bootaan ayaa warbixintaan Mombasa inooga soo diray