Caalamka DHAGEYSO:Mayarka Jigjiga oo ka hadlay suuqii gubtay ee Hargaysa By star - April 4, 2022 0 638 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mayarka magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa dareenkiisa ku aaddan sida uu uga naxay suuqii gubtay ee magaalada Hargaysa la wadaagay warbaahinta. Siyaad Bashuc Saney ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/04/Siyaad-Bashuuc-Saneey.mp3