Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Janeraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo.
Waxaa kursigan sanadihii lasoo dhaafay ku fadhiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamad Laftgareen.
Kursiga uu ku guuleystay taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya ayuu tirsigiisu ahaa 172 ee xubinnimada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.