DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Mombasa oo soo dhaweeyay in la hakiyay howlgalkii ka dhanka ahaa mootooyinka

0
236

Qaar ka mid ah xildhibaannada ismaamulka Mombasa ayaa soo dhaweeyay tallaabadii ay dowladdu ku hakisay howlgalkii amni ee ka dhanka ahaa wadayaasha mootooyinka iyagoo sheegay inay ganacsatadan ka caawin doonaan sidii ay u soo dhamaystiri lahaayeen nidaamyada laga doonayo.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Audio Player