SAWIRRO:Magaalada Garoowe oo martigelisay shirweyne ku saabsan qorshaha xasilinta iyo horumarinta Soomaaliya

0
421

Shirka oo ay hoggaamineysay dowladda federaalka Soomaaliya, ayna ka soo qaybgaleen mas’uuliyiinta dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa looga arrinsanayay Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee saddexda sano ee soo socota (2022 – 2025).
Qorshaha Xasilinta iyo Horumarinta ayaa waxaa iska kaashanaya dowladda Soomaaliya iyo dowladda boqortooyada Norway.
@norwayinsomalia
@Nis_africa