DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay in hay’adaha dowladda loo adeegsanayo dano siyaasadeed

0
520

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in qaar ka mid ah hay’adaha dowladda sida guddiga EACC , ciidamada booliska iyo waaxda dambi baarista ee DCI loo adeegsanayo fulinta dano siyaasadeed.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay inuu jiro bartilmaameedsi lagu hayo madaxda ay xulafada yihiin.
Ruto ayaa xusay in sida uu hadalka u dhigay uu jiro qorsho ku aaddan in looga saaro maamulka talada haya ee Jubilee balse aan lagu guulaysan doonin.