DHAGEYSO:Garoon kubadda cagta oo laga hirgeliyay magaalada Dhoobley oo xarigga laga jaray

0
403

Mas’uuliyiinta ciyaaraha ee heer maamul iyo degmo ayaa goobjoog ka ahaa munsaabadda furitaanka.
Isdhexgalka bulshada, nabadda iyo horumarka ayuu kaalin ka qaadan doonaa xarig-ka-jarka garoonka.

Dowladda Jubaland ayaa hirgelisay mashruuca dhismaha, waxaana maalgeliyay boqortooyada dalka Norway.
@norwayinsomalia
@nis_africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here