DHAGEYSO:Ganacsatada Suuq Mugdi oo cabanaya

0
335

Qaar ka mid ah dadka ku ganacsado suuqa wayn ee loo yaqaano Suuq Mugdi ee magaalada Garissa ayaa sheegaya inuu jiro hoos u dhac dhinaca dhaqdhaqaaqa ganacsi iyagoo sidoo kale muujiyay dareenkooda ku aaddan sare u kaca canshuurta wadanka.