DHAGEYSO:Macallimuu oo xildhibaan loo doortay

0
546

Magaalada Beledweyne ayaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka.
Maxamad Ibraahim Macallimuu ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#068 ee golaha shacabka oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Beledweyne.
Kursiga Hop#068 ayaa waxaa horay ugu fadhiday Faadumo Faarax Ibraahim.
Macallimuu oo ka hadlay gushiisha ayaa uu mahadceliyaay cid walbo oo garab siisaay.