DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo sheegay in Ruto lagu gacan bidixeeyay geddisocodka dowladda

0
388

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in ku xigeenka madaxeynaha dalka William Ruto aan lagu xusin doodaha ku saabsan xaaladda deymaha uu shiisheeyaha Kenya ku leeyahay.
Mr. Ducaale ayaa ku andacooday in madaxweyne ku xigeenka dalka uunan qayb ka noqon wadahadallada ku saabsan lacagaha uu wadanka kasoo amaahdo waddamada shisheeye tan iyo markii ay 2018-kii heshiiyeen madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga.
Waxaa uu ku dooday in mucaaradka ay ka dambeeyaan wax uu ku tilmaamay xaalad dhaqaale xumo oo dalka ka jirta, islamarkaana ay ka gaabiyeem doorkoodi ahaa in maamulka talada dalka haya ku dhaliilaan qaladaadkooda.
Mar uu la hadlay teleefishinka maxalliga ee Cetizen ayaa waxaa hadalladiisa ka mid ah