DHAGEYSO:Raila Odinga oo maanta booqanaya ismaamulka Kwale

0
409

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa la filayaa inuu maanta gaaro dowlad deegaanka Kwale ee gobolka Xeebta si shacabka halkaasi ku nool uu uga dhaadhiciyo in bisha siddeedaad ee sanadkan ay ku taageeraan dadaalka uu ugu jiro la wareegidda hoggaanka dalka.
Socdaalka Raila ee Kwale ayaa imaanaya hal maalin un ka dib markii uu isku soo bax wayn ku qabtay fagaaraha Tononoka ee bartamaha magaalada Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya