Maraykanka oo shaaciyay inuu xirayo safaaradiisa Ukraine

0
952

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa shaacisay in dowladda dalkaasi ay albaabada isugu dhufan doonto safaaradda ay ku leedahay magaalada Kyiv ee wadanka Ukraine.
Bayaanka waaxda waxaa qayb ka ah in shaqaalaha safaaradda loo wareejin doono magaalo ku taalla xadka Poland.
Tani ayaa lagu saleeyay cabsi laga qabo in Ruushka uu duullaan militari ku qaado Ukraine.