DHAGEYSO:Shacabka Xagardheer oo sheegaya inaynan helin lacagaha looga gargaarayo saameynta abaarta

0
326

Dadweynaha ku nool tuulada bohol 5 ama Xagardheera oo ka tirsan deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya inaysan weli helin wax dhaqaale ah oo uga yimid dowladda dhexe oo loogu talagalay ka falcelinta saameynta abaarta.
Qaar ka mid ah oo warbaahinta la hadlay ayaa hoosta ka xarriiqay in kastoo horay loo diiwaangeliyay inuu weli ka maqan yahay dhaqaalihii ay rajeynayeen waxayna mas’uuliyiinta ay soo doorteen ugu baaqeen inay arrintan wax ka qabtaan