DHAGEYSO:Shacabka tuulo hoos tagto Wajeer oo biyo la’aan ka cabanaya

0
299

Iyadoo la filayo in bisha siddeedaad ee sanadkan ay dalka ka dhacdo doorashada guud ayaa dadweynaha ku nool tuulada Beleddul Amiin ee ismaamulka Wajeer ay sheegayaan in aan loo fulin waxyaabihii horay loogu ballanqaaday xilligii ololaha siyaasadeed sida adeegga biyaha.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya .