Waxaa dawooyinka tallaalka ka dhanka ah caabuqa corona la gaarsiiyay qaybo ka mid ah tuulooyinka hoos tago deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa iyadoo dadweynaha lagu boorriyay inay tallaalka qaataan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya.