Waxaa deeq raashiin ah loo qaybiyay 400 oo ka mid ah qoysaska ay abaarta saameysay ee xaafadaha magaalada Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray.