DHAGEYSO:Dadweynaha xaafad ka tirsan Mombasa oo nadaafad xumo ka cabanaya

0
451

Dadka ku nool xaafadda Old Town ee magaalada Mombasa ayaa ka cabanaya nadaafad darro dhanka bullaacadaha ah oo xaafaddaasi ka jirta.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.