Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Prof. Maxamuud Sheekh Maxamad Oomaar ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii loo sii wadi lahaa barnaamijka kenyaanka looga saaraya faraha qaxootiga oo aynan ku ekaan doonin keliya shakhsiyaadkii dhawaan ka faa’iidaystay arrintan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo sheegay in la sii wadayo barnaamijka kenyaanka looga...