DHAGEYSO:Boqolkiiba 70 ee beeralayda Kwale oo ay abaarta saameysay

0
521

Waxaa maanta ismaamulka Kwale lagu qabanayaa xaflad lacag dhan 85 milyan oo shilin lagu siinaya beeralayda dowlad deegaankaas, Taita Taveta iyo Kilifi.
Tani ayaa qayb ka ah dadaallada ay dowladda dhexe beeralayda uga fududeynayso saameynta ka soo gaartay abaarta.
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta ismaamulka Kwale ayaa laga soo xigtay in abaarta ay saameysay boqolkiiba 70 ee beeralayda halkaasi ku nool.

Waxaa sidoo kale mashruucan faahfaahin ka bixiyay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda beeraha ee dalka Prof. Hamadi Boga