Shacabka ku nool qaar ka mid ah xaafadaha degmada Rhamu ee waqooyiga dowlad deegaanka Mandera ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan iyo koronto la’aan ay wajahayaan sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Rhamu oo ka cabanaya inaynan haysan adeegyada biyaha iyo korontada