Dowladda dhexe ayaa shaaca ka qaadday inay fulin doonto howlgallo amni oo lagula dagaallamaya burcad deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ka gaysata falal amni darro.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo sheegtay inay ka go’an tahay cirib tirka burcad dhibaateysa shacabka...