Madaxweynaha Armenia oo is casilay

0
368

Madaxweynaha dalka Armenia Armen Sarkissian ayaa lagu soo warramaya inuu xilkiisi iska casilay
Tallaabada uu qaaday ayuu u aaneeyay inuusan saameyn lahayn.
Waxaa uu sheegaya in dastuurka wadankaasi uunan madaxweynaha siin awoodo uu ku saameyn karo xaaladaha kala duwan.