DHAGEYSO:Qaybinta aqoonsiga dadka laga saaray diiwaanka qaxootiga oo weli socoto

0
502

Waxaa weli socoto bixinta kaararka aqoonsiga ee kenyaanka dhawaan laga saaray hannaanka hay’adda qaxootiga ee UNHCR iyadoo guddoomiye xaafadeedyada lagu wargeliyay in haddii aynan saddex cisho gudahood ku bixin sharciyadan shaqada laga eryi doono.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab nooga soo diray.