Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr.Maxamad Daahiye Ducaale ayaa dadweynaha ku boorriyay inay qaataan kaarka codeynta si ay bisha siddeedaad uga qayb galaan doorashada guud ee dalka ka dhacayso.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mudanaha Dadaab oo shacabka ugu baaqay inay isku diiwaangeliyaan codeynta guud