DHAGEYSO:Dadaab oo lagu bixiyay aqoonsiga kenyaanka laga saaray faraha qaxootiga

0
297

Waxaa shalay magaalada Dadaab lagu qabtay xaflad lagu bixinayay sharciga dalka ee dadkii macluumaadkooda laga saaray diiwaanka hay’adda qaxootiga ee UNHCR.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa noo warramaya.