DHAGEYSO:Biyo la’aan laga soo sheegayo tuulada Beledweyne ee bariga Wajeer

0
559

Shacabka ku nool tuulada Beledweyne oo dhacda bariga ismaamulka Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan ay sheegayaan in ay muddo wajahayaan
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya