Qaar ka mid ah culimada magaalada Garissa oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa ku baaqay in gargaar loo fidiyo shacabka ku nool dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya kuwaas oo ay saameyn wayn ka soo gaartay abaarta.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaarta saameysay...