Dadka ay abaruhu sida aadka ah u saameeyeen ee gobolka Bakool ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay wajahayaan xaalado adag oo dhanka nolosha ah.
Dadkaan oo ka yimid deegaanada fog fog ee miyiga ah kadib markii ay abaaruhu ka dhameeyeen xoolihii ay dhaqan jireen ayaa waxay yimaadeen kaamamka barakacayaasha waxayna halkaas kala kulmeen xaalado nololeed oo adag
Guddiga digniinta abaaraha gobolka Bakool ayaa kormeeray qoysaska abaaraha ka soo bakacay ee degmada Xuddur ku nool waxayna iska xog warasyteen xaaladahooda.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xaalado binu aadanimo oo ka jira deegaano ka tirsan gobolka Bakoool