DHAGEYSO:Haween dayactiro kutubta quraanka oo xafiis ka furtay Mombasa

0
591

Haween soomaaliyeed oo urur ka wada tirsan isuna xilqaamay dayactirka kutubta quraanka ee la isticmaalay ayaa magaalada Mombasa ka furay xarun ay si rasmi ah uga howlgeli doonaan waxaana munaasabadda xarig jarka xaruntaasi ka qayb galay culimo.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Mombasa.