Wararka Kenya DHAGEYSO:Naafada Garissa oo baaq u dirtay musharraxiinta xilalka hoggaanka By star - January 15, 2022 0 598 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha naafada ee ismaamulka Garissa Aadan Bile ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta u tartamaya kuraasta kala duwan inay tixgeliyaan codka dadka uunan lixaadka u dhameystirnayn. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Adan-Bile-Garissa.mp3