DHAGEYSO:Wareysi gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii senatarkii Garissa

0
1065

Guddoomiyihii hore ee golihii deegaanka ee Ijara Maxamad Guure waxaa uu ka mid yahay dadkii ay aad isugu dhawayeen Alle ha u naxariistee senatarkii ismaamulka Garissa Maxamad Yuusuf Xaaji ee saaka geeriyooday.
Maxamad Guure ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda STAR FM uga warramay taariikh nololeedkii iyo shakhsiyadda senatarka dhintay.