DHAGEYSO:Beel xubnaheeda ugu baaqday inay dadka kale ugu dulqaataan saameynta abaarta

0
428

Mid ka mid ah beelaha dego gobolka waqooyi bari oo yeeshay kulan ay uga arrinsanaysay xoojinta midnimadeeda ayaa xubnaha ka tirsan ku boorrisay in maadaama uu jiro culeys ka dhashay saameynta abaarta haddii deegaano ay ku badan tahay ay roobab ka da’een inay si walaaltinimo ah u soo dhaweeyaan walaalahooda ku soo hayaamay.