DHAGEYSO:Ku dhawaad 10 qof oo loo xiray weerarradii ka dhacay Lamu

0
473

Waxaa ilaa iyo hadda gacanta lagu dhigay 9 qof oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen weerarradii dhawaan ka dhacay ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta iyadoo laamaha ammaanka ay wadaan baaritaano dheeraad ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya