Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah hoggaanka beelaha Dadaab oo la caleema saaray By star - January 4, 2022 0 274 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa tuulada Qodqod lagu qabtay munaasabad lagu caleema saarayay mid ka mid ah hoggaanka beelaha dego deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray Dadaab. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Baaruud-Dadaab-1.mp3