Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay macallin bare ka ahaa qaar ka mid ah jaamacadaha ku yaalla dalka Soomaaliya.
Macalinka ayaa geeriyooday shalay ka dib markii ay ku dhacday rasaas ay iswiidaarsanayeen laba dhicnac oo is xabadeynayay.
Maamulka iyo ardayda Jaamacadda ummadda sooomliyeed ayaa maanta ka qayb galay aaska macallinka oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah ma’suuliyiinta jaamacadda iyo ardayda oo arrinkan ka hadlay ayaa dareenkooda sidatan u muujiay