Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliland oo eedaymo loo jeediyay By star - December 30, 2021 0 384 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliland ee Wadani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa eedaymo u jeediyay madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/Soomaaliland-1.mp3