Aabe wiilkiisa dilay ka dib markii uu hurdada ka qasay

0
452

Nin 73 sano jir ah ayaa xalay dilay wiilkiisa ka dib markii uu ka qasay hurdada .
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay degmada Cherangany Chepsiro ee ismaamulka Trans-Nzoia.
Sida laga soo xigtay booliiska, dhibbanaha oo 31-jir ah ayaa yimid guriga aabihiis isagoo sakhraansan abaare 7-dii fiidnimo ee xalay .
Dadka deriska, oo dhacdadan ka war helay ayaa booliska ku wargeliyay arrintan.
Aabaha dilay wiilkiisa ayaa ayaa hadda lagu hayaa saldhigga boliska ee Cherengany.